
Xidhiidhada Nolosha Podcast
- Education · Self-Improvement
- Health & Fitness
- Society & Culture · Relationships
Free on the App Store for iPhone, iPad and Mac. No subscription needed. Once it is installed, tap this link again and the show is yours. Already have it? Open in Parasocial.
About
Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan.
Also on
Recent episodes
- Cafimadka Maskaxda & Ramadanta
- Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan
- Su'aalo & Jawaabo
- Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad
- Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad
- Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad
- Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad
- Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-1aad
- Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad
- Cabsida Go'aan Qaadashada