Xidhiidhada Nolosha Podcast

Amaal Haybe

Subscribe in Parasocial

Free on the App Store for iPhone, iPad and Mac. No subscription needed. Once it is installed, tap this link again and the show is yours. Already have it? Open in Parasocial.

About

Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan.

Also on

Recent episodes

  • Cafimadka Maskaxda & RamadantaApr 8, 2025 · 16 min
  • Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadanMar 1, 2025 · 26 min
  • Su'aalo & JawaaboOct 8, 2024 · 24 min
  • Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aadJul 30, 2024 · 18 min
  • Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aadJul 23, 2024 · 26 min
  • Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aadJul 16, 2024 · 21 min
  • Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aadJul 11, 2024 · 18 min
  • Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-1aadJul 10, 2024 · 16 min
  • Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aadJun 25, 2024 · 23 min
  • Cabsida Go'aan QaadashadaJun 4, 2024 · 18 min

Website · RSS feed