
Taha Inspires
Subscribe in ParasocialFree on the App Store for iPhone, iPad and Mac. No subscription needed. Once it is installed, tap this link again and the show is yours. Already have it? Open in Parasocial.
About
Tahainspires waa barnaamij Waxbarasho iyo Hogaamin. Hiigsigeena waa kobcinta wacyiga aqooneed, bulshadeed iyo xoojinta kartida hogaamineed ee dadkeena. Hadii aad tahay qof jecel CILMI iyo HORUMAR rukumo Podcastigeena weliba adigoo la wadaagi kara bulshadaada. Luuqad ahaan chanelku wuxuu isticmaalayaa Labada Lahjadood ee Af Soomaaliga ee Maay iyo Maxaatiri.
Also on
Recent episodes
- KACAANKII WAXBARASHO EE FINLAND
- Ka bulsho ahaan maxaan gacanteena ku jira oo sameyn karnaa?
- 2.MUHIIMIDY WALBARYSHTHY
- HORDHIGY BARNAAMIJKY WALBAROY ING BASYTHAASE
- Qorshaha Istiraatiijiyadeed ee horumarka Umadda_Abdinur Mohamed
- KOW I LAMY KY EEDING KORONOVID19
- DERIS WANAAGGA IYO NOLOSHA TURKIDA
- WAXBARASHADA ASAASIGA AH EE TURKIGA
- Sharciga Deganaanshaha Turkiga qaybta 2aad
- Sharciga Deganaanshaha Turkiga